Hormuud University
← News
ANNOUNCEMENT

Furitaanka Interior Design Course

Waaxda tababarrada Jaamacadda Hormuud (HUSAC) ayaa daahfurtay koorso Interior Design ah si loo horumariyo xirfadaha naqshadeynta gudaha

Furitaanka Interior Design Course
HUSAC waxay ku dhawaaqeysaa furitaanka 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐢𝐨𝐫 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 𝐂𝐨𝐮𝐫𝐬𝐞.
Koorsadaani waxay ujeedadeedu tahay in lagu soo saaro ama lagu horumariyo xirfadlayaal ku xeel dheer naqshadeynta gudaha, isla markaana diyaar u noqon kara suuqa shaqada, iyadoo lagu qaadan doono:

Koorsadaan waxaa bixin doona 𝐄𝐧𝐠. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐟𝐚𝐭𝐚𝐡 𝐀𝐥𝐢 𝐒𝐚𝐢𝐝, Maareeyaha Hawlaha ee 𝐒𝐡𝐚𝐤𝐚𝐥 𝐅𝐮𝐫𝐧𝐢𝐭𝐮𝐫𝐞 & 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐢𝐨𝐫 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧, isagoo ka bilaabi doona fikradaha aasaasiga ah ee naqshadeynta gudaha ilaa heerka naqshadeynta casriga ah oo dhamaystiran iyo soo bandhigista mashruucyo dhab ah.
📅 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐝𝐚: 3 bilood (Maalmaha Sabti & Axad)
🕓 𝗪𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚: Galabkii 4:00 PM to 6:00 PM
💵 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐤𝐚: $100 (oo daboolaysaa qarashaadka koorsada oo dhameystiran & shahaadada)
📍 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚: Daru Shura Campus, Hormuud University, Zoobe, Villa Baidoa, Wadajir, Mogadishu, Somalia
📌 Noqo 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐢𝐨𝐫 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧𝐞𝐫 oo iska diiwaangeli adigoo gujinaaya link-ga hoos ku qoran: https://forms.gle/pnpyLcNoMAMqmwW36
𝐊𝐮𝐫𝐚𝐚𝐬𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐱𝐚𝐝𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧! 𝐇𝐚 𝐬𝐞𝐞𝐠𝐢𝐧 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧.

Discover what is happening across Hormuud University.

Explore the newsroom