Exam Results Announcement See results →
Updating website content and developing... Read Description →
Call for Papers Annual Graduation | Ceremony Convo Book menu_book
Hormuud university logo
Is-diiwaangelinta / Admissions Open Now Lifaaqaan raac →
Hormuud university logo
Home

FAQs Posts HEMIS No. Student Portal

Article

{'article_info': {'article_id': 106, 'topic': 'Hambalyada Ardayda Kaalmaha Ugu Sarreeya ku Qalin-jabiyay 2025', 'topic_context': 'Maamuus iyo Fursad Gaar ah oo La Siiyay Ardayda Kaalmaha Sare ku Guuleysatay', 'author': 'Abdulkhaliq Hirsi Mohamed', 'article_category': 'EVENT', 'article_date': '2026-2-16', 'img': 'Kaalin.webp', 'img_orientation': 'landscape'}, 'article_content': '
Jaamacadda Hormuud waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda ku guuleysatay kaalmaha ugu sarreeya (1aad, 2aad, iyo 3aad) ee kulliyadaha kala duwan, kuwaas oo lagu maamuusay Xafladda Qalinjabinta 12aad (Convocation Ceremony 2025).
\n
Ardaydan waxay soo bandhigeen dadaal dheeri ah, taas oo sababtay inay ka dhex muuqdaan ardaydii ay isku heerka ahaayeen. Maamuuska ay jaamacaddu siisay ka sokow, waxaa u sii dheer in loo oggolaaday fursad gaar ah oo ay ku sii wadan karaan heerka labaad (Master’s Degree) ee waxbarashadooda jaamacadeed si bilaash ah.
\n

\n
Sawirrada Hambalyadda – Kuliyadaha
\n

\n
Kulliyadda Cilmiga Kombiyuutarka
\n

\n
Kulliyadda Cilmiga Beeraha
\n

\n
Kulliyadda Cilmiga Dhulka
\n

\n
Kulliyadda Cilmiga Dhaqaalaha iyo Maamulka
\n

\n
\n
\n
\n
Kulliyadda Shareecada iyo Hoggaaminta
\n
\n
\n
\n
\n
\n

\n
\n
Kulliyadda Fanka iyo Culuumta Bulshada
\n
\n
\n

\n
\n
Kulliyadda Injineeriyadda
\n
\n
\n
\n
\n
\n
\n
Guushooda ma ahayn mid ku timid nasiib iyo fursad keliya, balse waxay astaan u tahay himilo sare iyo aragti fog oo ay lahaayeen. Maanta waa maamuus iyo sharaf ay mutaysteen, berrina waa hoggaan iyo horumar ay bulshada u horseedi doonaan. Mar kale hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa guuleystayaasha, ha noqoto guushan bilow iftiin leh iyo mustaqbal barwaaqo ah.

Febraayo 16, 2026
Hambalyada Ardayda Kaalmaha Ugu Sarreeya ku Qalin-jabiyay 2025
Maamuus iyo Fursad Gaar ah oo La Siiyay Ardayda Kaalmaha Sare ku Guuleysatay

Jaamacadda Hormuud waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda ku guuleysatay kaalmaha ugu sarreeya (1aad, 2aad, iyo 3aad) ee kulliyadaha kala duwan, kuwaas oo lagu maamuusay Xafladda Qalinjabinta 12aad (Convocation Ceremony 2025).

Ardaydan waxay soo bandhigeen dadaal dheeri ah, taas oo sababtay inay ka dhex muuqdaan ardaydii ay isku heerka ahaayeen. Maamuuska ay jaamacaddu siisay ka sokow, waxaa u sii dheer in loo oggolaaday fursad gaar ah oo ay ku sii wadan karaan heerka labaad (Master’s Degree) ee waxbarashadooda jaamacadeed si bilaash ah.

Sawirrada Hambalyadda – Kuliyadaha

Kulliyadda Cilmiga Kombiyuutarka

Kulliyadda Cilmiga Beeraha

Kulliyadda Cilmiga Dhulka

Kulliyadda Cilmiga Dhaqaalaha iyo Maamulka

Kulliyadda Shareecada iyo Hoggaaminta

Kulliyadda Fanka iyo Culuumta Bulshada

Kulliyadda Injineeriyadda

Guushooda ma ahayn mid ku timid nasiib iyo fursad keliya, balse waxay astaan u tahay himilo sare iyo aragti fog oo ay lahaayeen. Maanta waa maamuus iyo sharaf ay mutaysteen, berrina waa hoggaan iyo horumar ay bulshada u horseedi doonaan. Mar kale hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa guuleystayaasha, ha noqoto guushan bilow iftiin leh iyo mustaqbal barwaaqo ah.

Author

Abdulkhaliq Hirsi Mohamed