Jaamacadda Hormuud waxay mahadcelin ballaaran u direysaa dhammaan shirkadaha, ganacsiyada, hay’adaha, iyo shaqsiyaadka kaalinta muuqata ka qaatay hirgelinta Xafladda Qalin-Jabinta Dufcadda 12-aad (2025).
Jaamacaddu waxay si gaar ah ugu mahadcelinaysaa taakuleeyaasha rasmiga ah ee Xafladda, kuwaas oo door muuqda ka qaatay taageerada iyo hirgelinta munaasabaddan, isla markaana gacan ka geystay in xafladdu u qabsoonto si habsami leh oo qurux badan:

Sidoo kale, Jaamacaddu waxay mahadcelin iyo bogaadin u direysaa dhammaan ganacsiyada iyo hay’adaha ka qeybqaatay munaasabadda, kuwaas oo door muhiim ah ka qaatay qurxinta iyo tayeynta Xafladda:

Sawirrada Munaasabadda





Guud ahaan, dhammaan inta taakuleysay iyo inta ka qeyb qaadatay munaasabaddan qiimaha badan, Jaamacadda Hormuud waxay idiin soo jeedinaysaa mahadcelin iyo qaddarin gaar ah.