๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud waxay ku faraxsantahay inay ka mid tahay jaamacadaha wadanka ee hormuudka u ah soo saarista cilmi-baarisyo la jaanqaadaya dhammaan 1๐-๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฅ ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐ช๐๐๐ซ๐ (๐๐๐๐ฌ). Waxaan u mahadcelinaynaa cilmi-baarayaasheena dadaalkooda iyo hawlkarnimadooda. Cilmibaarisyada la daabacay ayaa ahaa kuwa sameyn togan leh, oo la jaanqaadaaya hal-beegyada caalimaga ah.
NEWS
Jaamacadda Hormuud oo Hormuud u ah Cilmi-baarista 1๐-๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฅ ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐ช๐๐๐ซ๐ (๐๐๐๐ฌ)
U Mahadcelinta Cilmi-baarayaasha Dadaalkooda iyo Saameyntooda Wanaagsan