Hormuud University
← News
EVENT

Jaamacadda Hormuud Oo Bilaawday Imtixaanka Kama Dambaysta ah ee Hore ee Semester-ka 2025–2026

Ardayda waxaa lagu dhiirrigelinayaa dadaal iyo masuuliyad inta imtixaannadu socdaan

Jaamacadda Hormuud Oo Bilaawday Imtixaanka Kama Dambaysta ah ee Hore ee Semester-ka 2025–2026

January 24, 2026Imtixaannada kama dambaysta ah ee Semester-ka Hore ee sanad-waxbarasheedka 2025–2026 ayaa si habsami leh uga socda dhammaan xarumaha Jaamacadda Hormuud.

 

 

Jaamacaddu waxay dhammaan ardayda u rajaynaysaa guul iyo natiijooyin wanaagsan, iyadoo ku dhiirrigelinaysa inay muujiyaan dadaal, karti, iyo masuuliyad inta ay imtixaannadu socdaan.

Discover what is happening across Hormuud University.

Explore the newsroom