Jaamacadda Hormuud waxay ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Waxaan Alle ka baryeynaa in uu noogu dhameeyo nabad, caafimaad, barwaaqo iyo cibaado suuban, isla markaana uu naga aqbalo soonka iyo camalka wanaagsan.
𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤 ![]()
EVENT
Hambalyadda Bilashada Bisha Ramadaan
Jaamacadda Hormuud Oo U Hambalyaynaysa Ummadda Soomaaliyeed Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan