We are delighted to announce the ๐๐๐๐ข๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ฎ๐ง๐๐ก๐ข๐ง๐ ๐๐๐ซ๐๐ฆ๐จ๐ง๐ฒ of the ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ ๐จ๐ ๐๐ง๐๐จ๐ง๐๐ฌ๐ข๐๐ง ๐๐ง๐ ๐๐๐ซ๐ข๐๐๐ง ๐๐ญ๐ฎ๐๐ข๐๐ฌ (๐๐๐๐๐), a visionary and strategic partnership between ๐๐ง๐๐จ๐ง๐๐ฌ๐ข๐ and ๐๐๐ซ๐ข๐๐.
Established through the collaboration of ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐๐ฌ ๐๐ฎ๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ข๐ฒ๐๐ก ๐๐ข๐๐ฎ, ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ, and ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐๐ฌ ๐๐ฌ๐ฅ๐๐ฆ ๐๐ข๐๐ฎ, ๐๐๐๐๐ is dedicated to advancing scholarship, research, policy dialogue, and leadership development between the two regions.
๐๐๐๐๐ seeks to institutionalize a long-term intellectual and developmental partnership by strengthening academic cooperation, Islamic intellectual dialogue, trade and investment partnerships, comparative governance research, and cultural and economic ties between ๐๐ง๐๐จ๐ง๐๐ฌ๐ข๐ and ๐๐๐ซ๐ข๐๐, while serving as a bridge for South–South cooperation.
The launch of ๐๐๐๐๐ marks the beginning of a new era of collaboration grounded in shared history, shared aspirations, and a commitment to sustainable development, intercultural understanding, and global relevance.
๐
Date: 22 June 2026
๐ข Time: 8:30 AM
๐ Venue: Jazeera Palace Hotel, Mogadishu, Somalia
---
๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐
Waxaan si farxad leh ugu dhawaaqeynaa ๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ก๐๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐๐ก๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ง๐๐จ๐ง๐๐ฌ๐ข๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐ข๐๐ (๐๐๐๐๐), oo ah iskaashi istaraatiiji ah oo hiigsi fog leh kana dhexeeya ๐๐ง๐๐จ๐ง๐๐ฌ๐ข๐ iyo ๐๐๐ซ๐ข๐๐.
Machadkaan waxaa si wadajir ah u aas-aasay ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐๐ฌ ๐๐ฎ๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ข๐ฒ๐๐ก ๐๐ข๐๐ฎ, ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐๐ฌ ๐๐ฌ๐ฅ๐๐ฆ ๐๐ข๐๐ฎ, iyadoo hadafku yahay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada sare, wada-hadallada iyo siyaasad dejinta, iyo kobcinta hanaanka hoggaamineed mustaqbalka labada dhinac.
๐๐๐๐๐ wuxuu horseedi doonaa inuu dhiso iskaashi aqooneed iyo horumarineed oo waara, isagoo xoojinaaya iskaashiga tacliinta, wada-xaajoodyada iyo falanqeynta Islaamka, ganacsiga iyo maalgashiga, maamulida cilmi-baarisyada, iyo sidoo kale xiriirrada dhaqan iyo dhaqaale ee ka dhexeeya ๐๐ง๐๐จ๐ง๐๐ฌ๐ข๐ iyo ๐๐๐ซ๐ข๐๐. Sidoo kale, wuxuu noqon doonaa buundo muhiim ah oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dhinac.
Daahfurka ๐๐๐๐๐ wuxuu astaan u yahay bilowga xilli cusub oo iskaashi ku dhisan taariikh wadaag, himilooyin mideysan, iyo dadaal lagu gaarayo horumar waara, isfaham dhaqan, iyo saameyn caalami ah.