Waxaa inoo soo idlaaday bil barakaysan oo ku suntanayd cibaado, samir iyo dambi-dhaaf.
Muuqaalkaan kooban wuxuu xambaarsan yahay xusuusin ku saabsan fadliga Ramadaanka, macnaha Ciidda, iyo waanooyin waxtar leh. Aan ku dadaalno sii joogteynta kheyrkii iyo akhlaaqdii suubbanayd ee aynu ku barbaarinnay bishii Ramadaan.
Jaamacadda Hormuud, waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan.
𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤 🌙✨