๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud iyo ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐๐ฌ ๐๐ฌ๐ฅ๐๐ฆ ๐๐ข๐๐ฎ (UIR Unggul) waxay si wadajir ah u hirgeliyeen hindise muhiim ah oo diiradda saaraya isdhaafsiga ardayda (student mobility).
Hindisahaan waxa uu ujeeddadiisu yahay in ardayda la siiyo fursado is-dhaafsi waxbarasho, waayo-aragnimo oo dibadda ah, isdhexgal dhaqameed, iyo wadashaqeynta ardeyda, kuwaas oo kor u qaadaya fahamka caalamiga ah iyo is-fahamka dhaqamada kala duwan.

Iskaashigaan sidoo kale waxa uu taageerayaa horumarinta hoggaaminta ardayda iyo ka-qaybgalka hawlaha ka baxsan manhajka waxbarashada, isagoo ardayda dhaxalsiinaayo xirfado muhiim u ah guusha waxbarasho iyo mustaqbal xirfadeed.
Labada jaamacadood waxay isla garteen muhiimadda ay leedahay in la balaariyo fursadahaan isla markaana la dhiso shabakad iskaashi ardayeed oo caalami ah.
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud waxay aaminsantahay in ka-qaybgalka ardayda ee heer caalami uu yahay tiir muhiim u ah qaabaynta qalin-jebiyeyaal leh karti iyo faham caalami ah.

๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐๐จ๐ซ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐จ๐ง ๐๐ญ๐ฎ๐๐๐ง๐ญ ๐๐จ๐๐ข๐ฅ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐๐ญ๐ฐ๐๐๐ง ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐๐ฌ ๐๐ฌ๐ฅ๐๐ฆ ๐๐ข๐๐ฎ (UIR Unggul) ๐๐ง๐ Hormuud University.
Hormuud University and ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐๐ฌ ๐๐ฌ๐ฅ๐๐ฆ ๐๐ข๐๐ฎ (UIR Unggul) have conducted significant initiative focused on student mobility.
This initiative aimed to provide students with opportunities for academic exchange programs, short-term mobility experiences, cultural immersion, and joint student activities, fostering global exposure and intercultural understanding.

The collaboration also supports the development of student leadership and extracurricular engagement as well as equipping students with essential skills for academic success and future careers.
Both universities have agreed to expand this opportunity and build international co-curricular network.
In Hormuud University we believe that student-centered international engagement is essential in shaping globally competent graduates.