Hormuud University
← News
EVENT

Kulanka Guddoomiyaha Ururka Bangiyada Soomaaliyeed

Booqasho Sharafeed

Kulanka Guddoomiyaha Ururka Bangiyada Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Ururka Bangiyada Soomaaliyeed, 𝗗𝗿. 𝗔𝘅𝗺𝗲𝗱 𝗞𝗵𝗮𝗱𝗮𝗿 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰, ayaa booqasho sharafeed ugu yimid Guddoomiyaha Jaamacadda Hormuud, 𝗣𝗿𝗼𝗳. 𝗗𝗿. 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶 𝗖𝘂𝗺𝗮𝗿 𝗦𝗵𝘂𝗿𝗶𝘆𝗲.
 
 
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya bangiyada iyo jaamacadaha.
 
Wadashaqeynta iyo iskaashiga shirkadaha maxalliga ah iyo hay’adaha tacliinta sare ayaa door muhiim ah ka qaata kobcinta cilmi baarista, hal abuurka, iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.
 
 
 

Discover what is happening across Hormuud University.

Explore the newsroom