Article
{'article_info': {'article_id': 182, 'topic': 'Ka Qaybgalka Jaamacadda Hormuud ee Daahfurka SEES', 'topic_context': 'Jaamacadda Hormuud ayaa ka qayb gashay daahfurka Somali Electrical Engineering Society (SEES) si loo xoojiyo xirfadaha iyo iskaashiga injineerada', 'author': 'Abdulkhaliq Hirsi Mohamed', 'article_category': 'NEWS', 'article_date': '2026-4-15', 'img': 'Ururka_Engiineradda_Sooomaliyeed.webp', 'img_orientation': 'portrait'}, 'article_content': '
\n
๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐, ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐, iyo ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ Jaamacadda Hormuud oo uu hogaaminaayo hormuudka ๐๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ง๐ฃ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐, ๐๐ง๐ . ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ข๐ฆ๐๐ง ๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐, ayaa ka qayb galay ๐๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ก๐๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐ง๐ฃ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐จ๐ซ๐จ๐ง๐ญ๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ (SEES), halkaas oo si rasmi ah loogu yagleelay ururkan cusub.
\n
\n
\n
Ka-qaybgalka Jaamacadda Hormuud ee munaasabaddan wuxuu ka tarjumayaa doorka firfircoon ee qalinjabiyaasheennu ay ku leeyihiin dhismaha iyo horumarinta ururrada xirfadeed, halka ardaydeennuna ay ka faa’iideysanayaan fursadaha ay kula falgalaan bulshada injineerada Soomaaliyeed. Tani waxay xoojinaysaa isku-xirnaanta jiilalka kala duwan, wadaagista khibradaha, isla markaana door muhiim ah ka qaadanaysa kobcinta aqoonta iyo tayeynta xirfadaha injineernimada ee dalka.
\n

Abriil 15, 2026
Ka Qaybgalka Jaamacadda Hormuud ee Daahfurka SEES
Jaamacadda Hormuud ayaa ka qayb gashay daahfurka Somali Electrical Engineering Society (SEES) si loo xoojiyo xirfadaha iyo iskaashiga injineerada
๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐, ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐, iyo ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ Jaamacadda Hormuud oo uu hogaaminaayo hormuudka ๐๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ง๐ฃ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐, ๐๐ง๐ . ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ข๐ฆ๐๐ง ๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐, ayaa ka qayb galay ๐๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ก๐๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐ง๐ฃ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐จ๐ซ๐จ๐ง๐ญ๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ (SEES), halkaas oo si rasmi ah loogu yagleelay ururkan cusub.
Ka-qaybgalka Jaamacadda Hormuud ee munaasabaddan wuxuu ka tarjumayaa doorka firfircoon ee qalinjabiyaasheennu ay ku leeyihiin dhismaha iyo horumarinta ururrada xirfadeed, halka ardaydeennuna ay ka faa’iideysanayaan fursadaha ay kula falgalaan bulshada injineerada Soomaaliyeed. Tani waxay xoojinaysaa isku-xirnaanta jiilalka kala duwan, wadaagista khibradaha, isla markaana door muhiim ah ka qaadanaysa kobcinta aqoonta iyo tayeynta xirfadaha injineernimada ee dalka.
Author
Abdulkhaliq Hirsi Mohamed