Article
{'article_info': {'article_id': 198, 'topic': 'Jaamacadda Hormuud oo MoU la Saxiixatay Jaamacadda Universitas Islam Riau (UIR)', 'topic_context': 'Heshiishkaan ayaa albaabada u furaya cilmi-baaris, is-dhaafsiga ardayda, iyo wadaagista khibradaha u dhexeysa labada jaamacadood', 'author': 'Abdulkhaliq Hirsi Mohamed', 'article_category': 'NEWS', 'article_date': '2026-5-12', 'img': 'MOU_UIR.webp', 'img_orientation': 'portrait'}, 'article_content': '

\n
\n
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud ayaa saxiixday ๐ก๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐ข๐ฌ-๐๐๐ ๐๐ซ๐๐ (๐๐จ๐) ah taasoo ay la gashay jaamcadda ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐๐ฌ ๐๐ฌ๐ฅ๐๐ฆ ๐๐ข๐๐ฎ (UIR Unggul), oo ah mid ka mid ah jaamacadaha ugu sareeya ee ku yaala dalka ๐๐ง๐๐จ๐ง๐๐ฌ๐ข๐, isla markaana lagu yaqaano isku-dhafka qiyamka Islaamiga ah iyo waxbarashada casriga ah. Iskaashigan wuxuu ka tarjumaayaa aragti wadaag ah oo ku saabsan horumarinta tayada waxbarashada iyadoo la ilaalinayo dhaqanka iyo anshaxa.
\n
\n
\n
Heshiiskaan ayaa gundhig u ah iskaashi oo ay ka mid yihiin cilmi-baaris wadajir ah, is-dhaafsiga ardayda iyo macallimiinta, horumarinta aqoonta, iyo wadaagista khibradaha. ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud waxaa munaasabadda ku matalaayey Guddoomiyaha Jaamacadda, ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐, iyo hoggaanka sare ee ka tirsan jaamacadda ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐๐ฌ ๐๐ฌ๐ฅ๐๐ฆ ๐๐ข๐๐ฎ (UIR Unggul), kuwaas oo adkeeyay muhiimadda iskaashaan istaraatiijiga ah ee kor loogu qaadaaya tayada waxbarashada iyo hal-abuurka.
\n
\n
\n
Iskaashigaan wuxuu sidoo kale xoojinayaa jawi dhiirrigeliya waxbarashada, is-dhaafsiga dhaqanka, iyo horumar waara. Waxa uu astaan u yahay tallaabooyinka muhiimka ah ee ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud ay ku ballaarinayso xiriirkeeda caalamiga ah, isla markaana ku dhiseysa xiriirro macno leh oo ka gudba xuduudaha, taas oo ka tarjumaysa aragtideeda ah in ay door muuqda ka qaadato mustaqbalka waxbarashada sare.
\n

May 12, 2026
Jaamacadda Hormuud oo MoU la Saxiixatay Jaamacadda Universitas Islam Riau (UIR)
Heshiishkaan ayaa albaabada u furaya cilmi-baaris, is-dhaafsiga ardayda, iyo wadaagista khibradaha u dhexeysa labada jaamacadood
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud ayaa saxiixday ๐ก๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐ข๐ฌ-๐๐๐ ๐๐ซ๐๐ (๐๐จ๐) ah taasoo ay la gashay jaamcadda ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐๐ฌ ๐๐ฌ๐ฅ๐๐ฆ ๐๐ข๐๐ฎ (UIR Unggul), oo ah mid ka mid ah jaamacadaha ugu sareeya ee ku yaala dalka ๐๐ง๐๐จ๐ง๐๐ฌ๐ข๐, isla markaana lagu yaqaano isku-dhafka qiyamka Islaamiga ah iyo waxbarashada casriga ah. Iskaashigan wuxuu ka tarjumaayaa aragti wadaag ah oo ku saabsan horumarinta tayada waxbarashada iyadoo la ilaalinayo dhaqanka iyo anshaxa.
Heshiiskaan ayaa gundhig u ah iskaashi oo ay ka mid yihiin cilmi-baaris wadajir ah, is-dhaafsiga ardayda iyo macallimiinta, horumarinta aqoonta, iyo wadaagista khibradaha. ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud waxaa munaasabadda ku matalaayey Guddoomiyaha Jaamacadda, ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐, iyo hoggaanka sare ee ka tirsan jaamacadda ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐๐ฌ ๐๐ฌ๐ฅ๐๐ฆ ๐๐ข๐๐ฎ (UIR Unggul), kuwaas oo adkeeyay muhiimadda iskaashaan istaraatiijiga ah ee kor loogu qaadaaya tayada waxbarashada iyo hal-abuurka.
Iskaashigaan wuxuu sidoo kale xoojinayaa jawi dhiirrigeliya waxbarashada, is-dhaafsiga dhaqanka, iyo horumar waara. Waxa uu astaan u yahay tallaabooyinka muhiimka ah ee ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud ay ku ballaarinayso xiriirkeeda caalamiga ah, isla markaana ku dhiseysa xiriirro macno leh oo ka gudba xuduudaha, taas oo ka tarjumaysa aragtideeda ah in ay door muuqda ka qaadato mustaqbalka waxbarashada sare.
Author
Abdulkhaliq Hirsi Mohamed