Hormuud University
← News
EVENT

Imtixaanka Dhexe 2025–2026 oo si Habsami Leh uga Socda Jaamacadda

Jaamacadda Hormuud ayaa ardayda u rajaynaysa guul iyo natiijooyin ka tarjumaya dadaalkooda

Imtixaanka Dhexe 2025–2026 oo si Habsami Leh uga Socda Jaamacadda

November 24, 2025Jaamacadda Hormuud ayaa si rasmi ah u guda gashay Imtixaanka Dhexe (Midterm Examinations) ee sanad-waxbarasheedka 2025–2026, kaas oo si habsami leh uga socda dhammaan xarumaha jaamacadda.

 

 

 

 

 

Maamulka iyo macallimiinta Jaamacadda Hormuud waxay dhammaan ardayda u rajaynayaan guul iyo natiijooyin ka tarjumaaya dadaalkooda, kartidooda iyo waqtiga ay geliyeen waxbarashadooda.

 

Discover what is happening across Hormuud University.

Explore the newsroom