Exam Results Announcement See results →
Updating website content and developing... Read Description →
Annual Graduation | Ceremony
Hormuud university logo
Is-diiwaangelinta / Admissions Open Now Lifaaqaan raac →
Hormuud university logo
Home

FAQs Posts HEMIS No. Student Portal

Article

{'article_info': {'article_id': 205, 'topic': 'Hambalyada Jaamacadda Hormuud oo ku aadan Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare ee Dowlad Goboleedka Puntland. ', 'topic_context': 'Puntland - Somalia', 'author': 'Fahad M. Albasrawie', 'article_category': 'NEWS', 'article_date': '2026-6-4', 'img': 'HU_Post_3-21.webp', 'img_orientation': 'portrait'}, 'article_content': '<p>Jaamacadda Hormuud waxay hambalyo u diraysaa dhammaan ardayda u soo idlaatay ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐.</p>\n<p>Waxaan bogaadinaynaa dadaalka ay geliyeen waalidiinta, macallimiinta, iyo dhammaan bahda waxbarashada ee idin garab istaagay safarkiina waxbarasho.</p>\n<p>๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐š๐๐š๐ง, waxaan idiin rajaynaynaa guul, natiijooyin wanaagsan, iyo mustaqbal ifaya oo ku dhisan aqoon, dadaal, iyo himilo sare. Waxaan rajaynaynaa in aad ka mid noqotaan jiilka ku howlan horumarka dalka iyo bulshada.</p>'}
Juun 04, 2026
Hambalyada Jaamacadda Hormuud oo ku aadan Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare ee Dowlad Goboleedka Puntland.
Puntland - Somalia

Jaamacadda Hormuud waxay hambalyo u diraysaa dhammaan ardayda u soo idlaatay ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐.

Waxaan bogaadinaynaa dadaalka ay geliyeen waalidiinta, macallimiinta, iyo dhammaan bahda waxbarashada ee idin garab istaagay safarkiina waxbarasho.

๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐š๐๐š๐ง, waxaan idiin rajaynaynaa guul, natiijooyin wanaagsan, iyo mustaqbal ifaya oo ku dhisan aqoon, dadaal, iyo himilo sare. Waxaan rajaynaynaa in aad ka mid noqotaan jiilka ku howlan horumarka dalka iyo bulshada.

Author

Fahad M. Albasrawie