Waxaan si mug leh u shaacinaynaa in ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ay iskaashi xooggan oo dhanka tacliinta iyo cilmi-baarista ah la yeelatay ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ข ๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐ (๐๐), mid ka mid ah jaamacadaha ugu sumcada wanaagsan caalamka.

Iskaashigaan wuxuu ku saleysanyahay dhinacyo kala duwan oo ay ka mid yihiin deeqaha cilmi-baarista, shaybaaro (laboratories), is-weydaarsi macallimiin, tababarada macallimiinta, iyo barnaamijyada ardayda ee postgraduate-ka iyo is-weydaarsiga ardayda (inbound iyo outbound).

Sidoo kale, waxaa ku hoos jira iskaashigaan wada-tashiga cilmi-baarista (co-supervision) iyo wada-qorista cilmi-baarisyo lagu daabaco joornaallada ugu sareeya ee caalamiga ah.

---
๐๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ is fortunate to establish strong collaboration with one of the most prestigious universities in the world.

We are indeed happy to share that we have established academic and research partnership with ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ข ๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐ (๐๐) and this will undoubtedly enhance our ranking and standing in the world.

Our collaboration covers in the areas of research grants, laboratories, faculty exchange, teachers training, postgraduate and students inbound and outbound programs.
We have also agreed on co-supervision and co-publication in high-impact international journals.
