Maamulka, qalinjabiyaasha, iyo ardayda Jaamacadda Hormuud ayaa maanta ka qaybgalay ๐๐ฎ๐ฌ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ค๐ ๐๐จ๐๐๐๐ฆ๐๐๐ซ oo ay soo agaasintay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare, taasoo loogu dabaaldegaayey islamarkaasna lagu dhiirigelinaayey kaalinta weyn ee macalimiintu ku leeyihiin dhismaha aqoonta bulshadeena.

Jaamacadda Hormuud waxay mar walba u taagan tahay hormarinta iyo tayeynta waxbarashada ardayda Soomaaliyeed, si ay u helaan aqoon ku salaysan hab casri ah oo la jaanqaadaysa caalamka, iyadoo ay ku taageereysa helista macalimiin khubaro ah oo ku xeel dheer culuumtooda.

---
The University Management, Alumni, and Students of Hormuud University today participated in the ceremony marking ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐๐ก๐๐ซ'๐ฌ ๐๐๐ฒ (๐๐จ๐ฏ ๐๐), organized by the Ministry of Education, Culture and Higher Education. The event was held to celebrate and encourage the significant role that teachers play in building knowledge and strengthening our society.
Hormuud University is always committed to enhancing and improving the quality of education for Somali students, so that they gain modern, world-class knowledge, supported by highly qualified and experienced academic professionals in their fields.


