Guddoomiyaha ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐, ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐, oo ay weheliyaan maamulka sare ee Jaamacadda, ayaa soo dhaweeyay wafdi ka socday ๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ก๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ (๐๐๐), oo uu hogaaminaayey Guddoomiyaha Ururka, ๐๐ซ. ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฒ๐ข๐, intii lagu guda jiray booqashadaan, waxay dhinacyadu isdhaafsiisteen xogwaraysi oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga ka dhexeeya hay’adaha tacliinta sare ee Soomaaliyeed, horumarinta wada-shaqaynta aqooneed, iyo ka wada shaqaynta dhanka waxbarashada, cilmi-baarista, hal-abuurka iyo horumarinta qaranka.
Labada hogaamiye ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la joogteeyo iskaashiga hay’adaha iyo dadaallada wadajirka ah ee lagu horumarinayo tayada jaamacadaha Soomaaliyeed, iyadoo sidoo kale la xoojinayo ku habboonaanta iyo waxtarka waxbarashada sare ee baahiyaha horumarineed ee qaranka.





The Vice-Chancellor of ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ, ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐, alongside the University’s top management, welcomed a delegation from the ๐๐ฌ๐ฌ๐จ๐๐ข๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐จ๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ข๐๐ฌ (๐๐๐), led by its Chairman, ๐๐ซ. ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฒ๐ข๐, during a courtesy visit aimed at strengthening collaboration among Somali higher education institutions, promoting academic cooperation, and advancing shared priorities in education, research, innovation, and national development.
Both leaders have underscored the importance of sustained institutional collabration and collective efforts to improve the quality of Somali universities as well as strengthening the relevance of higher education to notional development.

