Article
{'article_info': {'article_id': 168, 'topic': ' Mudane ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐
๐๐๐ซ๐๐ฑ ๐๐๐ฅ๐ข, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Jaamacadda Hormuud, ', 'topic_context': 'Booqashaddaan waxaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga waxbarashada iyo cilmi-baarista ee u dhexeeya Jaamacadda Hormuud iyo Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland.', 'author': 'Abdulkhaliq Hirsi Mohamed', 'article_category': 'EVENT', 'article_date': '2026-4-4', 'img': 'Booqasha_Jubbaland.webp', 'img_orientation': 'portrait'}, 'article_content': '
\n
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha & Tacliinta Sare ee Jubbaland, Mudane ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐
๐๐๐ซ๐๐ฑ ๐๐๐ฅ๐ข, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Jaamacadda Hormuud, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah la yeeshay maamulka sare ee Jaamacadda. Kulankaan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda iyo Jaamacadda, gaar ahaan horumarinta tayada waxbarashada, iyo cilmi-baarista.
\n
\n
\n
๐๐ฎ-๐๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐, ๐๐ก๐ง๐ ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ฎ-๐๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ช๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐ฌ๐ฌ๐ญ. ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ซ. ๐๐๐๐๐ข๐ช๐๐๐ข๐ซ ๐๐ฎ๐ค๐ก๐ญ๐๐ซ ๐๐ก๐ข๐๐ฅ๐๐ฐ๐, ayaa si diirran ugu soo dhaweeyey xarunta ๐๐๐ซ๐ฎ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐, isaga oo bogaadiyey dadaallada Wasaaradda isla markaana warbixin ka siiyey horumarka iyo qorshayaasha Jaamacadda ee xoojinta tayada waxbarashada iyo iskaashiga heer gobol iyo heer caalami.
\n

\n

\n

\n
\n
\n
Kulanka ayaa ku soo dhammaaday is-afgarad ku saabsan sii wadidda wada-shaqeynta iyo dhisidda xiriir wax-ku-ool ah oo kor u qaada tayada waxbarashada iyo adeegga bulshada.
\n

Abriil 04, 2026
Mudane ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐
๐๐๐ซ๐๐ฑ ๐๐๐ฅ๐ข, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Jaamacadda Hormuud,
Booqashaddaan waxaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga waxbarashada iyo cilmi-baarista ee u dhexeeya Jaamacadda Hormuud iyo Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha & Tacliinta Sare ee Jubbaland, Mudane ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐
๐๐๐ซ๐๐ฑ ๐๐๐ฅ๐ข, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Jaamacadda Hormuud, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah la yeeshay maamulka sare ee Jaamacadda. Kulankaan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda iyo Jaamacadda, gaar ahaan horumarinta tayada waxbarashada, iyo cilmi-baarista.
๐๐ฎ-๐๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐, ๐๐ก๐ง๐ ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ฎ-๐๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ช๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐ฌ๐ฌ๐ญ. ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ซ. ๐๐๐๐๐ข๐ช๐๐๐ข๐ซ ๐๐ฎ๐ค๐ก๐ญ๐๐ซ ๐๐ก๐ข๐๐ฅ๐๐ฐ๐, ayaa si diirran ugu soo dhaweeyey xarunta ๐๐๐ซ๐ฎ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐, isaga oo bogaadiyey dadaallada Wasaaradda isla markaana warbixin ka siiyey horumarka iyo qorshayaasha Jaamacadda ee xoojinta tayada waxbarashada iyo iskaashiga heer gobol iyo heer caalami.
Kulanka ayaa ku soo dhammaaday is-afgarad ku saabsan sii wadidda wada-shaqeynta iyo dhisidda xiriir wax-ku-ool ah oo kor u qaada tayada waxbarashada iyo adeegga bulshada.
Author
Abdulkhaliq Hirsi Mohamed