Munaasabadda Xafladda Soo Dhaweynta iyo Jihaynta Ardayda cusub oo si heer sare ah uga dhacday xarunta Jaamacadda Hormuud.
Munaasabaddan oo ahayd mid si habsami leh loo soo agaasimay ayaa lagu soo dhaweeyay ardayda cusub ee ku soo biirtay Jaamacadda, iyadoo lagu barayay nidaamka waxbarasho, qiyamka jaamacadda, iyo himilooyinka waxbarasho ee ay Jaamacaddu hiigsanayso.

Xafladda waxaa goob-joog ka ahaa Guddoomiyaha Jaamacadda Hormuud, ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ณ๐ฒ๐๐๐ผ๐ฟ ๐๐ฟ. ๐๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ข๐บ๐ฎ๐ฟ ๐ฆ๐ต๐๐ฟ๐ถ๐๐ฒ, oo halkaas ka jeediyay khudbad dhiirrigelin iyo dardaaran isugu jirta, isaga oo ardayda cusub ku boorriyay in ay ku dadaalaan waxbarashada.

๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ณ๐ฒ๐๐๐ผ๐ฟ ๐๐ฟ. ๐๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ข๐บ๐ฎ๐ฟ ๐ฆ๐ต๐๐ฟ๐ถ๐๐ฒ - Gudoomiya Jaamacadda
Sidoo kale, munaasabadda waxaa ka soo qayb galay ๐๐๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฒ ๐ธ๐-๐ ๐ถ๐ด๐ฒ๐ฒ๐ป๐ป๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ท๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ฑ๐ต๐ถ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ฎ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐ถ๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฑ๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ, ๐ฐ๐ถ๐น๐บ๐ถ-๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ฐ๐ฎ๐๐ฟ๐ถ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ, ๐ต๐ผ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐ฑ๐๐๐ฎ๐ป, ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ป ๐ถ๐๐ผ ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ ๐ฐ๐๐๐๐ฏ.

Dr. Abdulkadir Mukhtar Diblawe – Guddoomiye Ku-xigeenka Waxbarashada iyo Arrimaha Dibadda

Mr. Abdikamal Mohamed Abdullahi – Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda
