Exam Results Announcement See results →
Updating website content and developing... Read Description →
Call for Papers Annual Graduation | Ceremony Convo Book menu_book
Hormuud university logo
Is-diiwaangelinta / Admissions Open Now Lifaaqaan raac →
Hormuud university logo
Home

FAQs Posts HEMIS No. Student Portal

Article

{'article_info': {'article_id': 103, 'topic': 'Mahadcelinta Taakuleeyaasha Xafladda Qalin-Jabinta Dufcadda 12-aad (2025)', 'topic_context': 'Waad ku mahadsan tihiin kaalintiinna iyo ka qeyb qaadashadiinna qiimaha leh.', 'author': 'Abdulkhaliq Hirsi Mohamed', 'article_category': 'NEWS', 'article_date': '2026-2-14', 'img': 'i1.webp', 'img_orientation': 'portrait'}, 'article_content': '
Jaamacadda Hormuud waxay mahadcelin ballaaran u direysaa dhammaan shirkadaha, ganacsiyada, hay’adaha, iyo shaqsiyaadka kaalinta muuqata ka qaatay hirgelinta Xafladda Qalin-Jabinta Dufcadda 12-aad (2025).
\n
Jaamacaddu waxay si gaar ah ugu mahadcelinaysaa taakuleeyaasha rasmiga ah ee Xafladda, kuwaas oo door muuqda ka qaatay taageerada iyo hirgelinta munaasabaddan, isla markaana gacan ka geystay in xafladdu u qabsoonto si habsami leh oo qurux badan:
\n

\n

\n
Sidoo kale, Jaamacaddu waxay mahadcelin iyo bogaadin u direysaa dhammaan ganacsiyada iyo hay’adaha ka qeybqaatay munaasabadda, kuwaas oo door muhiim ah ka qaatay qurxinta iyo tayeynta Xafladda:
\n

\n

\n

\n

\n

\n

\n

\n

\n

\n

\n

\n

\n
Sawirrada Munaasabadda
\n

\n

\n

\n

\n

\n

\n

\n
Guud ahaan, dhammaan inta taakuleysay iyo inta ka qeyb qaadatay munaasabaddan qiimaha badan, Jaamacadda Hormuud waxay idiin soo jeedinaysaa mahadcelin iyo qaddarin gaar ah.
\n

Febraayo 14, 2026
Mahadcelinta Taakuleeyaasha Xafladda Qalin-Jabinta Dufcadda 12-aad (2025)
Waad ku mahadsan tihiin kaalintiinna iyo ka qeyb qaadashadiinna qiimaha leh.

Jaamacadda Hormuud waxay mahadcelin ballaaran u direysaa dhammaan shirkadaha, ganacsiyada, hay’adaha, iyo shaqsiyaadka kaalinta muuqata ka qaatay hirgelinta Xafladda Qalin-Jabinta Dufcadda 12-aad (2025).

Jaamacaddu waxay si gaar ah ugu mahadcelinaysaa taakuleeyaasha rasmiga ah ee Xafladda, kuwaas oo door muuqda ka qaatay taageerada iyo hirgelinta munaasabaddan, isla markaana gacan ka geystay in xafladdu u qabsoonto si habsami leh oo qurux badan:

Sidoo kale, Jaamacaddu waxay mahadcelin iyo bogaadin u direysaa dhammaan ganacsiyada iyo hay’adaha ka qeybqaatay munaasabadda, kuwaas oo door muhiim ah ka qaatay qurxinta iyo tayeynta Xafladda:

Sawirrada Munaasabadda

Guud ahaan, dhammaan inta taakuleysay iyo inta ka qeyb qaadatay munaasabaddan qiimaha badan, Jaamacadda Hormuud waxay idiin soo jeedinaysaa mahadcelin iyo qaddarin gaar ah.

Author

Abdulkhaliq Hirsi Mohamed