Article
{'article_info': {'article_id': 212, 'topic': 'Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed', 'topic_context': 'Hambalyo ๐ธ๐ด', 'author': 'Fahad M. Albasrawie', 'article_category': 'EVENT', 'article_date': '2026-7-1', 'img': 'HU_Post_4-10.webp', 'img_orientation': 'portrait'}, 'article_content': '<p>๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐ซ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐๐ง๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ธ๐ด</p>\n<p>Maanta oo ah ๐-๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ, waxaan si sharaf iyo farxad leh u xusaynaa maalintii taariikhiga ahayd ee ay Soomaaliya heshay xorriyadeeda isla markaana ay ku midoobeen goboladii Waqooyi iyo Koonfur.</p>\n<p>Iyadoo la maamuusayo halgankii iyo naf-hurnimadii ay sameeyeen halyeeyadii horseeday xorriyada iyo midnimada dalkeena, aynu sii xoojino midnimada, nabadda, waxbarashada, iyo horumarka si aynu u dhisno Soomaaliya ka wanaagsan tan maanta.</p>'}
Luuliyo 01, 2026
Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐ซ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐๐ง๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ธ๐ด
Maanta oo ah ๐-๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ, waxaan si sharaf iyo farxad leh u xusaynaa maalintii taariikhiga ahayd ee ay Soomaaliya heshay xorriyadeeda isla markaana ay ku midoobeen goboladii Waqooyi iyo Koonfur.
Iyadoo la maamuusayo halgankii iyo naf-hurnimadii ay sameeyeen halyeeyadii horseeday xorriyada iyo midnimada dalkeena, aynu sii xoojino midnimada, nabadda, waxbarashada, iyo horumarka si aynu u dhisno Soomaaliya ka wanaagsan tan maanta.
Author
Fahad M. Albasrawie