Article
{'article_info': {'article_id': 131, 'topic': 'Kulan Aqooneed dhaxmaray Maamulka Jaamacadda iyo Ardayda Sannadka Afraad', 'topic_context': 'Xoojinta Taageerada Ardayda Sannadka Afraad si ay ugu Diyaargaroobaan Qalin-jabinta iyo Mustaqbalka Shaq', 'author': 'Abdulkhaliq Hirsi Mohamed', 'article_category': 'NEWS', 'article_date': '2026-2-26', 'img': 'Kulan.webp', 'img_orientation': 'portrait'}, 'article_content': '
Xafiiska Arrimaha Ardayda iyo Xiriirka Qalinjabiyeyaasha ee Jaamacadda Hormuud ayaa soo agaasimay ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐๐๐ oo u dhexeeyay Guddoomiyaha Jaamacadda, ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ซ. ๐๐๐๐๐ข ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐, iyo ardayda sannadka afraad. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray is-xogwareysi, hagida iyo iftiiminta fursadaha kala duwan ee ay heli karaan ardayda ku dhow qalin-jabinta, islamarkaana muhiimada lagu saaray aragtida iyo mudnaanta ardaydga.
\n

\n
Intii uu socday kulanka, Guddoomiyaha Jaamacadda ayaa adkeeyay sida ay jaamacaddu uga go’an tahay horumarinta tayada waxbarashada, xoojinta cilmi-baarista iyo hal-abuurka, iyo diyaarinta arday leh aqoon iyo xirfado u diyaarsan suuqa shaqada maxalliga ah iyo tartanka caalamiga ah.
\n

\n

\n
Date: January 18, 2026

Febraayo 26, 2026
Kulan Aqooneed dhaxmaray Maamulka Jaamacadda iyo Ardayda Sannadka Afraad
Xoojinta Taageerada Ardayda Sannadka Afraad si ay ugu Diyaargaroobaan Qalin-jabinta iyo Mustaqbalka Shaq
Xafiiska Arrimaha Ardayda iyo Xiriirka Qalinjabiyeyaasha ee Jaamacadda Hormuud ayaa soo agaasimay ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐๐๐ oo u dhexeeyay Guddoomiyaha Jaamacadda, ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ซ. ๐๐๐๐๐ข ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐, iyo ardayda sannadka afraad. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray is-xogwareysi, hagida iyo iftiiminta fursadaha kala duwan ee ay heli karaan ardayda ku dhow qalin-jabinta, islamarkaana muhiimada lagu saaray aragtida iyo mudnaanta ardaydga.

Intii uu socday kulanka, Guddoomiyaha Jaamacadda ayaa adkeeyay sida ay jaamacaddu uga go’an tahay horumarinta tayada waxbarashada, xoojinta cilmi-baarista iyo hal-abuurka, iyo diyaarinta arday leh aqoon iyo xirfado u diyaarsan suuqa shaqada maxalliga ah iyo tartanka caalamiga ah.

Date: January 18, 2026
Author
Abdulkhaliq Hirsi Mohamed