Exam Results Announcement See results →
Updating website content and developing... Read Description →
Annual Graduation | Ceremony
Hormuud university logo
Is-diiwaangelinta / Admissions Open Now Lifaaqaan raac →
Hormuud university logo
Home

FAQs Posts HEMIS No. Student Portal

Article

{'article_info': {'article_id': 198, 'topic': 'Jaamacadda Hormuud oo MoU la Saxiixatay Jaamacadda Universitas Islam Riau (UIR)', 'topic_context': 'Heshiishkaan ayaa albaabada u furaya cilmi-baaris, is-dhaafsiga ardayda, iyo wadaagista khibradaha u dhexeysa labada jaamacadood', 'author': 'Abdulkhaliq Hirsi Mohamed', 'article_category': 'NEWS', 'article_date': '2026-5-12', 'img': 'MOU_UIR.webp', 'img_orientation': 'portrait'}, 'article_content': '

\n
\n
๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud ayaa saxiixday ๐ก๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐ข๐ฌ-๐š๐Ÿ๐ ๐š๐ซ๐š๐ (๐Œ๐จ๐”) ah taasoo ay la gashay jaamcadda ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐š๐ฌ ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐ฆ ๐‘๐ข๐š๐ฎ (UIR Unggul), oo ah mid ka mid ah jaamacadaha ugu sareeya ee ku yaala dalka ๐ˆ๐ง๐๐จ๐ง๐ž๐ฌ๐ข๐š, isla markaana lagu yaqaano isku-dhafka qiyamka Islaamiga ah iyo waxbarashada casriga ah. Iskaashigan wuxuu ka tarjumaayaa aragti wadaag ah oo ku saabsan horumarinta tayada waxbarashada iyadoo la ilaalinayo dhaqanka iyo anshaxa.
\n
\n
\n
Heshiiskaan ayaa gundhig u ah iskaashi oo ay ka mid yihiin cilmi-baaris wadajir ah, is-dhaafsiga ardayda iyo macallimiinta, horumarinta aqoonta, iyo wadaagista khibradaha. ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud waxaa munaasabadda ku matalaayey Guddoomiyaha Jaamacadda, ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž, iyo hoggaanka sare ee ka tirsan jaamacadda ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐š๐ฌ ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐ฆ ๐‘๐ข๐š๐ฎ (UIR Unggul), kuwaas oo adkeeyay muhiimadda iskaashaan istaraatiijiga ah ee kor loogu qaadaaya tayada waxbarashada iyo hal-abuurka.
\n
\n
\n
Iskaashigaan wuxuu sidoo kale xoojinayaa jawi dhiirrigeliya waxbarashada, is-dhaafsiga dhaqanka, iyo horumar waara. Waxa uu astaan u yahay tallaabooyinka muhiimka ah ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud ay ku ballaarinayso xiriirkeeda caalamiga ah, isla markaana ku dhiseysa xiriirro macno leh oo ka gudba xuduudaha, taas oo ka tarjumaysa aragtideeda ah in ay door muuqda ka qaadato mustaqbalka waxbarashada sare.
\n

May 12, 2026
Jaamacadda Hormuud oo MoU la Saxiixatay Jaamacadda Universitas Islam Riau (UIR)
Heshiishkaan ayaa albaabada u furaya cilmi-baaris, is-dhaafsiga ardayda, iyo wadaagista khibradaha u dhexeysa labada jaamacadood

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud ayaa saxiixday ๐ก๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐ข๐ฌ-๐š๐Ÿ๐ ๐š๐ซ๐š๐ (๐Œ๐จ๐”) ah taasoo ay la gashay jaamcadda ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐š๐ฌ ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐ฆ ๐‘๐ข๐š๐ฎ (UIR Unggul), oo ah mid ka mid ah jaamacadaha ugu sareeya ee ku yaala dalka ๐ˆ๐ง๐๐จ๐ง๐ž๐ฌ๐ข๐š, isla markaana lagu yaqaano isku-dhafka qiyamka Islaamiga ah iyo waxbarashada casriga ah. Iskaashigan wuxuu ka tarjumaayaa aragti wadaag ah oo ku saabsan horumarinta tayada waxbarashada iyadoo la ilaalinayo dhaqanka iyo anshaxa.
Heshiiskaan ayaa gundhig u ah iskaashi oo ay ka mid yihiin cilmi-baaris wadajir ah, is-dhaafsiga ardayda iyo macallimiinta, horumarinta aqoonta, iyo wadaagista khibradaha. ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud waxaa munaasabadda ku matalaayey Guddoomiyaha Jaamacadda, ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž, iyo hoggaanka sare ee ka tirsan jaamacadda ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐š๐ฌ ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐ฆ ๐‘๐ข๐š๐ฎ (UIR Unggul), kuwaas oo adkeeyay muhiimadda iskaashaan istaraatiijiga ah ee kor loogu qaadaaya tayada waxbarashada iyo hal-abuurka.
Iskaashigaan wuxuu sidoo kale xoojinayaa jawi dhiirrigeliya waxbarashada, is-dhaafsiga dhaqanka, iyo horumar waara. Waxa uu astaan u yahay tallaabooyinka muhiimka ah ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud ay ku ballaarinayso xiriirkeeda caalamiga ah, isla markaana ku dhiseysa xiriirro macno leh oo ka gudba xuduudaha, taas oo ka tarjumaysa aragtideeda ah in ay door muuqda ka qaadato mustaqbalka waxbarashada sare.

Author

Abdulkhaliq Hirsi Mohamed