Article
{'article_info': {'article_id': 197, 'topic': 'Jaamacadda Hormuud oo Ka Qeyb Gashay Cityะกot Tech Summit 2aad', 'topic_context': 'Ka qeyb galka shirkaan ayaa lagu xoojinayay xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Jaamacadda Hormuud iyo Jaamacadda Citycot', 'author': 'Abdulkhaliq Hirsi Mohamed', 'article_category': 'EVENT', 'article_date': '2026-5-12', 'img': 'Citycot_University.webp', 'img_orientation': 'portrait'}, 'article_content': '
\n
Jaamacadda Citycot ee magaalada Boosaaso ayaa booqasho rasmi ah ku qaabishay Agaasimaha Warbaahinta ee Jaamacadda Hormuud, ๐๐ง๐ . ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ก๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ฌ๐ข๐ง, iyadoo Jaamacadda Hormuud ay ka mid ahayd marti sharafta lagu casuumay shirka sanadlaha 2aad ee ๐๐ข๐ญ๐ฒ๐๐จ๐ญ ๐๐๐๐ก ๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ, isla markaana la dhisaayo xiriir iyo iskaashi oo u dhexeeya Jaamacadda Citycot iyo Jaamacadda Hormuud.
\n
\n
\n
Intii uu kulanku socday, labada dhinac waxay si qoto dheer uga wada hadleen muhiimadda iskaashiga jaamacadaha, gaar ahaan dhinacyada horumarinta waxbarashada, iyo is-dhaafsiga khibradaha. Iyadoo diiradda la saaray dhismaha xiriir oo ku dhisan wada shaqeyn iyo horumar wadajir ah, taas oo door muhiim ah ka qaadan karta kobcinta tayada waxbarashada iyo hal-abuurka.
\n
\n
\n
Sidoo kale Jaamcada Hormuud waxay ka qeyb gashay Shirka 2aad ee ๐๐ข๐ญ๐ฒ๐๐จ๐ญ ๐๐๐๐ก ๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ oo ka dhacay magaaladaas, kaas oo lagu soo bandhigay xalal tiknoolajiyadeed oo maxalli ah oo loogu talagalay inuu daboolo baahiyaha bulshada deegaanka.
\n

May 12, 2026
Jaamacadda Hormuud oo Ka Qeyb Gashay Cityะกot Tech Summit 2aad
Ka qeyb galka shirkaan ayaa lagu xoojinayay xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Jaamacadda Hormuud iyo Jaamacadda Citycot
Jaamacadda Citycot ee magaalada Boosaaso ayaa booqasho rasmi ah ku qaabishay Agaasimaha Warbaahinta ee Jaamacadda Hormuud, ๐๐ง๐ . ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ก๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ฌ๐ข๐ง, iyadoo Jaamacadda Hormuud ay ka mid ahayd marti sharafta lagu casuumay shirka sanadlaha 2aad ee ๐๐ข๐ญ๐ฒ๐๐จ๐ญ ๐๐๐๐ก ๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ, isla markaana la dhisaayo xiriir iyo iskaashi oo u dhexeeya Jaamacadda Citycot iyo Jaamacadda Hormuud.
Intii uu kulanku socday, labada dhinac waxay si qoto dheer uga wada hadleen muhiimadda iskaashiga jaamacadaha, gaar ahaan dhinacyada horumarinta waxbarashada, iyo is-dhaafsiga khibradaha. Iyadoo diiradda la saaray dhismaha xiriir oo ku dhisan wada shaqeyn iyo horumar wadajir ah, taas oo door muhiim ah ka qaadan karta kobcinta tayada waxbarashada iyo hal-abuurka.
Sidoo kale Jaamcada Hormuud waxay ka qeyb gashay Shirka 2aad ee ๐๐ข๐ญ๐ฒ๐๐จ๐ญ ๐๐๐๐ก ๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ oo ka dhacay magaaladaas, kaas oo lagu soo bandhigay xalal tiknoolajiyadeed oo maxalli ah oo loogu talagalay inuu daboolo baahiyaha bulshada deegaanka.
Author
Abdulkhaliq Hirsi Mohamed