Article
{'article_info': {'article_id': 52, 'topic': 'Booqashada Guddoomiyaha HU ee Wasaaradda Waxbarashada', 'topic_context': 'Intii ay booqashadu socotay, labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo ku saabsan iskaashiga tacliinta', 'author': 'Fahad M. Albasrawie', 'article_category': 'NEWS', 'article_date': '2025-11-10', 'img': '574965651_1223920369767249_1393628316378696936_n.jpg'}, 'article_content': '
\n
Guddoomiyaha Jaamacadda Hormuud, ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ซ. ๐๐๐๐๐ข ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐, Madaxa Istaraatiijiyadda, Guddoomiye Ku-xigeennada iyo diiwaanhaya Jaamacadda ayaa booqasho ku tagay xarunta Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare, halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda oo uu hogaaminayay Agaasimaha Guud ee Agaasinka Tacliinta Sare, ๐ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ ๐ง๐ฎ๐๐ฎ๐ธ๐ฎ๐น.
\n

\n
\n
\n
Intii ay booqashadu socotay, labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo ku saabsan iskaashiga tacliinta, tayeynta waxbarashada sare, iyo sidii kor loogu sii qaadi lahaa xiriirka shaqo ee u dhexeeya Jaamacadda iyo Wasaaradda.
\n

\n

\n

\n

\n

\n

\n
\n
\n

\n

Nofeembar 10, 2025
Booqashada Guddoomiyaha HU ee Wasaaradda Waxbarashada
Intii ay booqashadu socotay, labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo ku saabsan iskaashiga tacliinta
Guddoomiyaha Jaamacadda
Hormuud, ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ซ. ๐๐๐๐๐ข ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐, Madaxa Istaraatiijiyadda, Guddoomiye Ku-xigeennada iyo diiwaanhaya Jaamacadda ayaa booqasho ku tagay xarunta
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare, halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda oo uu hogaaminayay Agaasimaha Guud ee Agaasinka Tacliinta Sare, ๐ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ ๐ง๐ฎ๐๐ฎ๐ธ๐ฎ๐น.
Intii ay booqashadu socotay, labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo ku saabsan iskaashiga tacliinta, tayeynta waxbarashada sare, iyo sidii kor loogu sii qaadi lahaa xiriirka shaqo ee u dhexeeya Jaamacadda iyo Wasaaradda.
Author
Fahad M. Albasrawie