Exam Results Announcement See results →
Hormuud university logo
Is-diiwaangelinta / Admissions Open Now Lifaaqaan raac →
Hormuud university logo

Article

{'article_info': {'article_id': 42, 'topic': 'Munaasabadda Xafladda Qalin-jebinta Dufcaddii 3aad ee Ardayda Kulliyadda Shareecada Iyo Hogaaminta', 'topic_context': 'Xaflad qalin-jabin oo lagu bandhigay horumarka cilmiga shareecada iyo hoggaaminta ee jaamacadda Hormuud.', 'author': 'Fahad M. Albasrawie', 'article_category': 'EVENT', 'article_date': '2025-7-27', 'img': 'BATCH_3_CLASS_OF_ARTWORK_2025-27.jpg'}, 'article_content': '
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa shalay ka dhacday Beerta Daarusalaam taasoo loogu dabaaldegayey qalin-jabinta dufcaddii 3aad ee ardayda ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ซ๐ž๐ž๐œ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐จ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ee Jaamacadda Hormuud. Munaasabaddan oo si weyn loo soo agaasimay, ayaa ahayd mid mahadcelin iyo dhiirrigelin.
\n
Ardaydan qalin-jabinaysa waxaa deeq waxbarasho oo buuxda ugu deeqay ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ, laga soo bilaabo dugsiga hoose ilaa heerka koowaad ee jaamacadda. Kulliyaddan oo ah mid lacag la’aan ah, waxaa si gaar ah loogu talagalay kor u qaadidda cilmiga shareecada iyo hoggaaminta, iyadoo la siinayo ardayda fursado waxbarasho iyo shaqo oo ay ku dhistaan mustaqbalkooda.
\n

\n
Tirada ardayda qalin-jabisay waxay ahayd 40, oo ay ka mid yihiin ๐Ÿฎ๐Ÿณ ๐˜„๐—ถ๐—ถ๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐Ÿญ๐Ÿฏ ๐—ด๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—ฑ, kuwaasoo dhammaantood ku dhameystay waxbarashadooda si guul ah.
\n

\n

\n
Munaasabadda waxaa ka soo qeyb galay ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ, ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜…๐˜‚๐—ฏ๐—ป๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ’๐˜‚๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป, ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป, ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป, ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ถ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—น๐—ฒ๐—ต.
\n

\n

\n
Ugu dambeyn, Jaamacadda Hormuud waxay u mahadcelinaysaa ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ, oo si hagar la’aan ah u taageeray ardayda kulliyaddan laga soo bilaabo waxbarashada illaa adeegyada kale ee kobcinta noloshooda kuwaasoo kaalin muuqata ka qaadan doona horumarka bulshada iyo dalka.
\n

\n
#EducationForAll #Congratulations #studentsuccess #hormuuduniversity

Luuliyo 27, 2025
Munaasabadda Xafladda Qalin-jebinta Dufcaddii 3aad ee Ardayda Kulliyadda Shareecada Iyo Hogaaminta
Xaflad qalin-jabin oo lagu bandhigay horumarka cilmiga shareecada iyo hoggaaminta ee jaamacadda Hormuud.

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa shalay ka dhacday Beerta Daarusalaam taasoo loogu dabaaldegayey qalin-jabinta dufcaddii 3aad ee ardayda ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ซ๐ž๐ž๐œ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐จ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ee Jaamacadda Hormuud. Munaasabaddan oo si weyn loo soo agaasimay, ayaa ahayd mid mahadcelin iyo dhiirrigelin.

Ardaydan qalin-jabinaysa waxaa deeq waxbarasho oo buuxda ugu deeqay ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ, laga soo bilaabo dugsiga hoose ilaa heerka koowaad ee jaamacadda. Kulliyaddan oo ah mid lacag la’aan ah, waxaa si gaar ah loogu talagalay kor u qaadidda cilmiga shareecada iyo hoggaaminta, iyadoo la siinayo ardayda fursado waxbarasho iyo shaqo oo ay ku dhistaan mustaqbalkooda.

Tirada ardayda qalin-jabisay waxay ahayd 40, oo ay ka mid yihiin ๐Ÿฎ๐Ÿณ ๐˜„๐—ถ๐—ถ๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐Ÿญ๐Ÿฏ ๐—ด๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—ฑ, kuwaasoo dhammaantood ku dhameystay waxbarashadooda si guul ah.

Munaasabadda waxaa ka soo qeyb galay ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ, ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜…๐˜‚๐—ฏ๐—ป๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ’๐˜‚๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป, ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป, ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป, ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ถ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—น๐—ฒ๐—ต.

Ugu dambeyn, Jaamacadda Hormuud waxay u mahadcelinaysaa ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ, oo si hagar la’aan ah u taageeray ardayda kulliyaddan laga soo bilaabo waxbarashada illaa adeegyada kale ee kobcinta noloshooda kuwaasoo kaalin muuqata ka qaadan doona horumarka bulshada iyo dalka.

#EducationForAll #Congratulations #studentsuccess #hormuuduniversity

Author

Fahad M. Albasrawie