Xafladda Qalinjibinta Dufcadii 5aad

Xafladda Qalinjibinta Dufcadii 5aad

Xafladdii qalin jabinta dufcadii 5aad ee Jaamacadda Hormuud ayaa dhici doonta maalinta Taladada, 2 October, 2018.

Xafladda waxay ka dhici doontaa hotelka Royal Palace ee magaalada Muqdisho, waxayna bilaaban doontaa 8:00 AM.