Ogeysiis Ogeysiis

Ogeysiis Ogeysiis

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda waxkabarashada jecel, in la bilaabi doono koorsooyin cusub qeybta cisco kuwaas oo kala ah:
1. IT Essentials
Waxey bilaabaneysaa 25/12/2018 waxey soconeysaa muddo 2 bilood ah.
2. CCNA (Cisco Certified Network Associate)
Waxay bilaabaneysaa 20/12/2018 waxeyna soconeysaa muddo 4 bilood ah oo qaab Part Time ah khamiis iyo jimco.
F.G: Waxii faafaahin ah kala xiriir xafiiska Cisco Networking Academy.