Waxaa lagu baranayaa computer hardware (laptop, desktop, printer) and software (widows, linux, Android, osx operating systems), networking principles, mobiles, .
Waxey soconeysaa muddo 2 bilood ah.
Maalmaha Sabti iyo axad 2:00pm.
Engre koorsadaas website ka noo saar maanta sabtiga ayey bilaabaney insha alaah.