Xaflad qalin jabin dufcadii 5aad ee Jaamacadda Hormuud ayaa ka dhacday Royal Palace Hotel oo ay ku qalinjibiyeen arday iskugu jirto Bachelor Degree iyo Master Degree. waxaa kasoo qeeb galay mas’uliyiin kala duwan.