xarunta tababarada Jaamacadda Hormuud ee karaama center dhawaan waxay bilabeysaa courses-ka kala ah CCNA & IT Essentials.

Xaruunta tawbarada ee jaamacadda Hormuuud ee KARAMA CENTER waxay ugeysineysaa dhamaan ardeyda jaamacadaha iyo dadka waxbarashada jecel iney bilawanayaan dhawaan.
1. CCNA Routing and Switching – waxay soconeysaa muddo 4 bilood
2. IT Essentials – waxay soconeysaa muddo 2 bilood ah
F.G courses-kaas waxay bilawanayaan malinta Axada oo ku began 23/09/2018 .

Author