OGAYSIIS OGAYSIIS

Jaamacadda hormuud qeybta tababarada ee CISCO NETWORKING ACADEMY waxey ogeysiineysaa ardayda jecel waxbarashada in loo soo gudbinayo koorsada CCNA oo bilaabaneysa maalinta sabtida ee 23/2/2019.

Waqtiyada koorsada eey soconeyso waxey kala yihiin maalmaha sabtida iyo isniinta saacadaha 2:00 pm – 5:00 pm.

Waxii faafaahin ah kala xiriir tel no: 061 7 07 05 19.

Author