East Africa Association for Research and Development “DAD”

Waxaa nasoo booqday wafdi oo hogaaminaayo Agaasimaha Guud ee ururka East Africa Association for Research and Development “DAD” Prof. Dr Ali Sheikh Ahmed. Jaamcaddana waxey ka tahay xubin ururkaas.